Halkan Kaso Dagso Q2aad
Dowro Cusub ll Side Lo Barta Luqada Carabiga ll Q1aad ll Sh Dr Cumar Iman Abubakar
Ogeysiis
#Ogeysiis Waxa La ogeysiinaya Ardaydii Ku Xirnayd Duruusta Sheekha Gaar ahaan Kitaabki Alfiyada in uu kitaabki dhamaadey, islamarkaana uu sheekhu bilaabi doono In shaa Allaah Duruus Cusub oo Kala Ah: 1 – Sidee Lo bartaa Luqadda Carabiga? كيف تتعلّم اللغة Sii Akhri..








