Waa Kitaab Lugha Ah Gaar Ahaan Cilmu Naxw Wa sarf. Waxa Qorey Sh Abu Muxmad Alxariiri 516H Raximahullaah. Waxa ino Sharaxay Sh. Dr Cumar iman Abubakar. Kitaabku Wuxu Ka Kobanyahy 37 Darsi . Click kusii Halkan Si Aad Sii Akhri..
Category: Bogga Hore
Qadru Nadaa ll Darsiga 58aad
Alfiyatu Ibnu Maalik ll Darsiga 80aad
Waa Kitaab Lugha Ah Gaar Ahaan Cilmu Naxw Wa Sarf. Waxa Qorey oo Leh Imam Jmaludin Ibnu Maalik dhintey 672 Raximahullaah. Wxa Ino Sharaya Sh. Dr Cumar Iman Xafidahullaah. Kitaabku Wuxu Ka Kobanyahy 80 Darsi. Click Kusii Halkan Sii Akhri..
Qissatu Nuux ll Darsiga 13aad
Waa Kitaab uu Qorey Sh Dr Cumar iman Abubakar . Kitaabkan Wuxu Ku faahfaahiyey sheekha Qisadii Nabi Nuux Calayhi Salaam. Kitaabka wuxu ku qoranyahy Luqada Carabiga , Sheekha wuxu inoguso Koobay duruus Afsomali ah Kitaabka Wuxu Ka Koobanyahy 13 Darsi Sii Akhri..
Sharxu Caqiidatu Salaf ll Darsiga 12aad
Al-Waraqaat ll Darsiga 18aad
Ajruumi ll Darsiga 13aad
Caqiidatu Waasidiyah ll Darsiga 18aad
Raxbiyah ll Darsiga 16aad
Sugida Sunnada ~ Darsiga 2aad
Waa Kitaab caqiida ah oo uu Qorey Sh Dr Cumar iman Abubakar , kitaabkan wuxuu sheekha Kusugayaa islamarkana ku difaacaya Sunada nabiga sallaahu calayhi wasallam iney tahay waxyi Alle subxanah Xagiisa ka imaadey . Kadib markii la daabacay Kitabka Ayaa Sii Akhri..