Ogeysiis

Waxa La ogeysiinaya Ardaydii Ku Xirnayd Duruusta Sheekha Gaar ahaan Kitaabki Alfiyada in uu kitaabki dhamaadey, islamarkaana uu sheekhu bilaabi doono In shaa Allaah Duruus Cusub oo Kala Ah:

1 – Sidee Lo bartaa Luqadda Carabiga?

كيف تتعلّم اللغة العربية؟

2- Jidka Loo maro Barashada Cilmiga Sharciga ah.

الطّريق إلى تحصيل العلم الشّرعي.

3- Sidee Loo Qoraa Baxthi, ama loo Alifaa Kitaab?

كيف تكتب بحثًا أوتؤلّف كتابا؟

Duruustan Waxay Bilaabanysa insha Allaah

Maalinka Axadda: 16-01-2022 .

Kafaa’ideysi Wanaaagsan, Wa Jzkmlahukheyra.

https://t.me/DrCumarIimaan

Gaarsiiya Walaalaha Kale; si ay uga Faaideystaan.

الدّال على الخير كفاعله.