Waa Kitaab caqiida ah oo uu Qorey Sh Dr Cumar iman Abubakar .
kitaabkan wuxuu sheekha Kusugayaa islamarkana ku difaacaya Sunada nabiga sallaahu calayhi wasallam iney tahay waxyi Alle subxanah Xagiisa ka imaadey .
Kadib markii la daabacay Kitabka Ayaa inbdan oo kamid ah Dalabtul Cilmiga ay ka dalbadeen sheekha inuu Duubo oo cod ahaan uu ka dhigo Sheekhana wa uu Ka Aqbalay.
Kitaabku Wuxuu Ka Kobanyahy 9 Darsi.
09-Sugida-Sunnada-Sh.-Dr-Cumar-Iiman-Abubakar
Click Kusii Halkan Si Aad Uso Dagsato Darsiga.